Wararka
Jaaliyada Beesha Maxamuud Hiraab oo Hogaan Cusub Ku Dooratay Nairobi+Sawiro
Shir ay isugu yimaadeen waxgarad ,culumaa,udiin, Dhalinyaro, Haweenka Beesha Maxamuud Hiraab ayaa lagu qabtay Hotelka Grand royal ee Magaalada Nairobi iyadoona Shirkaan uu ahaa mid
Share on FacebookQeybta Wararka
Wasiirka Arrimaha Dibadda Oo Ku Boorisay Qurbajoogta In Ay U Soo Jeestaan Horumarinta Dalkooda
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa ku boorisay Qurba Joogta Soomaaliyeed iney dib ugu soo laabtaan dalkooda si ay uga qeybqaataan dib u dhiska iyo horumarka
Share on FacebookWararka Archives
Bal ka fakir qof marka uu subaxii shaqada aadayo ay qalbiga kaga taagan tahay, ma adigaa qofka maanta wariyeyaasha muqdisho laga tooganayo? mise waa saaxiibkaa? hadana aysan arintaa baqdin ku ...
Tabeelayaal Socda Oo Aan Is Ogeyn !!!(Faallo) C/qaadir Maxamed Faarax Dulyar - Dec 28, 2012
Dunidaan casriga ah ee aan ku dul noolnahay xiligaan waxa ay dhankii laga eegaba u dheereyneysaa sida shey cirka laga soo tuuray oo kale.waxaana la oran karaa rubuc qarnigii ugu danbeeyay waxaa ...
Degmada Guriceel Oo Lagu Qabtay Ajaanib Kamid Ah Saraakiisha Al Shabaab - Dec 28, 2012
Wararka naga soo gaaraya degmada Guriceel ayaa waxaa ay sheegayaan in Ciidamada amaanka ee Ahlu sunna waljamaaca gacanta ku soo dhigen Laba Dhalinyaro ah oo aan garaneyn Afka Soomaaliga kuna ...
Kulan Ammaanka Gobolka Hiiraan Looga Hadlayo Oo ka Dhacay Baladweyne - Dec 28, 2012
Guddoomiye Ku Xigeenka Gobolka Hiiraan ee dowladda Soomaaliya Axmed Cismaan Cabdalla Inji oo lahadlay Saxaafadda kadib kulan ammaanka Goblkaasi looga hadlayay oo ka dhacay Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ...
Dowlladda Soomaaliya Oo Sheegtay Inay Idaacada Cusub Ka Fureyso Magaalada Kismaayo - Dec 28, 2012
Wasaaradda Warfaafinta Boostada, Isgaarsiintaasi iyo Dalxiiska ayaa sheegtay in idaacad cusub ay dhawaan ka fureyso Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose. Wasiirka Warfaafinta Boostada iyo Isgaarsiinta mudane C/llaahi Ciilmooge Xirsi ...
Wararkii Ugu Dambeeyay Xaalada Kismaayo Iyo Kulamo Xasaasi ah Oo Haatan Ka Socdo - Dec 27, 2012
Kulamo xasaasi ah ayaa lagu soo waramaya in ay haatan ka socdaan Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose ,kuwaasi oo u dhaxeeyo Wafdigiii dowlada ee saaka soo gaaray Magaalada ...
Kenya Oo Shaacisay Inay Gacanta Ku Soo Dhigtay Dadkii Ka Dambeeyay Qaraxyada Ka Dhaco Xaafada Islii - Dec 27, 2012
Dowladda Kenya ayaa shaacusay in ay gacanta ku soo dhigtay shaqsiyaad la rumeysan yahay in ay ka dambeeyeen qaraxadii ka dhacay Xaafada Islii ee Magaalada Nairibi Sida lagu soo daabacay ...
Wasiiro Ka Socdo Dowladda Soomaaliya Oo Goor Dhow Gaaray Kismaayo - Dec 27, 2012
Wadfi Balaan oo ka kooban Wasiiro Ka tirsan Dowladda Soomaliya ayaa goordhow gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose, halkaas oo ay kulamokula qaadan doonaan Masuuliyinta Iyo Saraakiisha Ciidamada ...
Next Page »










