Ciyaaro

Axmed-Maxamed

Orodyahano Soomaaliyeed Oo Wacdaro Ka Dhigay Dalka Holland

Orodyahano Soomaaliyeed ayaa wacdaro ka dhigay tartan ciyaaraha fudud ah oo sanad walba Xilligaan oo kale lagu qabto Magaalada Nijmegen ee dalka Holland, kaasoo loogu

Continue Reading »

Share on Facebook

Qeybta Ciyaaro

AFRICA-Draw-328x181

African 0 Isku aadka koobka Africa oo la sameeyay

Group A: South Africa, Cape Verde, Morocco, Angola. Group B: Ghana, DR Congo, Niger, Mali. Group C: Zambia, Burkina Faso, Ethiopia, Nigeria. Group D: Ivory Coast, Algeria, Tunisia, Togo.

Continue Reading »

Share on Facebook

Ciyaaro Archives

arsinal
Arsenal Oo Albaabka U Fureysa Walcott, Chamakh, Arshavin,Djourou iyo Squillaci
- Oct 27, 2012
Kooxda Arsenal ayaa qorsheyneysa in ay iska iibiso qaar kamid ah ciyaaryahanadeeda si ay uga hesho qarash bisha January. Warkan ayaa imanaya 24 saacadood kadib markii ay taageerayaasha kooxda Arsenal ay ...
Arteta
Mikel Arteta Oo Ka Saaciday Arsenal In Guul Ay U Dagaalantay Ay Ka Gaarto Kooxda QPR.
- Oct 27, 2012
Arsenal ayaa guul a u daagalantay ka gaartay kooxda QPR oo ay kaga badiyeen 1-0 ciyaar ka dhacday garoonka Emirates Stadium, iyadoo goolka guusha uu xilli danbe u dhaliyay ciyaaryahanka ...
cesar-481x300
Goolhaye Julio Cesar Oo Sheegay Inuu Ku Faraxsan Yahay La Joogida QPR
- Oct 27, 2012
Goolhayaha QPR Julio Cesar ayaa beeniyey warar sheegayay in uu aad uga xunyahay ku biiridiisa kooxda ugu hooseysa horyaalka Ingiriiska. Goolhayaha reer Brazil ayaa lix kulan u saftay kooxda QPR tan ...
liibaan-cabdi1-300x200-1
Ciyaaryahan Soomaaliyeed Oo Gool Xarago Leh ka Dhaliyay Kooxda FC Porto.
- Oct 20, 2012
Ciyaaryahankan Soomaali ah ayaa wacadaro ka dhigay kulankii dhexmaray kooxaha Olhanense iyo FC Porto ee horyaalka ,isagoona gool qurxbadan dhaliyay. Xidigaan da’da yar ayaa lagu magacaabaa Liibaan Cabdi waana ciyaaryahay aad ...