golobal News Network

Jaaliyada Beesha Maxamuud Hiraab oo Hogaan Cusub Ku Dooratay Nairobi+Sawiro
Shir  ay isugu yimaadeen waxgarad ,culumaa,udiin, Dhalinyaro, Haweenka  Beesha Maxamuud Hiraab ayaa lagu qabtay Hotelka Grand royal ee Magaalada Nairobi iyadoona Shirkaan uu ahaa mid heer sare ah oo beesha Maxamuud Hiraab ay u dhameed.Ugu horeyn shirkaan ayaa lagu furay aayadaha quraanka kariimka kadibna waxa makarafoonka loo dhiibay Mid kamid Culumada Beesha Maxamuud hiraab isagoona bogaadin u jeediyay dadkii ka soo qeyb galay shirkaasi.

Sidoo kale Shiikha ayaa hoosta ka xariiqay in kulankaan  in uu ku soo aaday xili Xasaasi ah  oo ay Beeshu  ku sugan tahay Xaalad adag.

Kulankan oo ay ka soo Qeybgaleen ku dhawaad 200- oo qof oo iskugu jira siyaasiyiin wax garad dhalinyaro Haween, ayaa looga hadlay sidii Jaaliyada Beesha Maxamuud Hiraab u samaysan lahayd Hogaan Cusub gaar ahaan Jaaliyada Beesha Maxamuud Hiraab ee Nairobi joogta.

Shirkaan ayaa waxaa soo abaabulay dhalinyaro ka Timid Yurub iyo Waqooyiga Amerika kuwaas oo soo marar dalal badan oo ka mid ah caalamka, kuwaas oo kala hadlaya Jaaliyadaha beesha Maxamuud Hiraab sidii loo dhisi lahaa Hogaan Mideeya Beesha, oo ay iskugu yimadaan.

“ waxaa loo baahan yahay in Jaaliyada  ay Midowdo dhaqaale iyo aqoon waa la haystaa laakiin waxaan jirin Midnimo iyo iska warqabid, waa in la dhisaa Degmooyinka iyo Tuulooyinka aan ka soo Jeedno, Garoomo ma Leh Degmooyinka aan ka soo jeedno”ayuu yiri Ugaas maxamed Xaashi.

Waxa uu sheegay Ugaaska in loo baahan yahay in Jaaliyada Beesha ay fadhiga ka kacdo ayna horumar wax Barasho caafimaad iyo dhaqaale ka samayso Gobolada ay ka soo jeedaan.

Sahro Ugaas oo ka mid ah haweenka u Dooda  Xuquuqda aadanaha kana mid ah Haweenka Beesha Maxamuud ayaa sheegtay in Beesha ay leedahay Gobolo badan ayna maanta waxba loo qaban oo aysan lahayn Garoon iyo horumar kale oo bulsho.

Sidoo kale C/fitaax oo ah Gudoomiyaha jaaliyada UK ee Beesha Duduble kana mid ahaa dhalinyaradii ka Timid Dalalka Yurub iyo Waqooyiga amaerika, kuwaas oo soo maray Dalal badan oo caalamka si ay kulamo ula qaataan Jaaliyada Beesha..

Shirkaan ayaa ugu danbayntii waxaa lagu doortay Hogaan Mideeya Beesha Maxamuud Hiraab ee Duduble kuna dhaqan dalka Kenya.

Sidoo kale kulankaas ayaa waxaa cod aqlabiyad leh loogu doortay in uu Gudoomiyaha Jaaliyada Beesha Duduble Noqdo Xasan Maxamed Caarad.

Gudoomiye caarad oo halkaas ka hadlay ayaa ugu baaqay in Jaaliyada Beesha ay ku midoobaan arintan ayna muujiyaan isku kal soonaan.

“ waxaan leeyahay dhalinyarada Gudi Haween iyo Gudigeena waa ay wada shaqayn Doonaan, marka waxaan dhihi lahaa beesha ha u soo jeesato in ay la Tartanto Beelaha kale ee Walalahooda  ah oo sameeyay horumar, gaar ahaan Degmooyinkooda ka samaystay horumar sida wax barasho dhisme Garoomo wadooyin iyo arimo kale”ayuu  Xasan Maxamed Caarad.

Ugu Danbeyn Shirkaan ayaa waxa uu ku soo gabagabooyay jawiga wanaagsan waxa dadkii ka soo qeyb galay ay balan qaadeen inay la shaqeyn doonaan Gudoonka Cusub ee Beesha Maxamuud Hiraab yeelatay

Cabdi shakuur faarax Cigale (Washiton)

Cabdishakuurc88@gmail.com

Nairobi_Kenya

Tel: +254710330352

Share on Facebook

Wasiirka Arrimaha Dibadda Oo Ku Boorisay Qurbajoogta In Ay U Soo Jeestaan Horumarinta Dalkooda
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa ku boorisay Qurba Joogta Soomaaliyeed iney dib ugu soo laabtaan dalkooda si ay uga qeybqaataan dib u dhiska iyo horumarka Dalka,  kadib kulan ay magaalada London kula qaatay Jaalliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Ingiriiska.

Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan wasiirka arrimaha dibadda oo safar shaqo ku joogta Magaalada London ayaa sheegtay in dalkeena uu yahay qani,  ayna ka buuxaan kheyraad farabadan balse dadka Soomaaliyeed looga baahanyahay sidii ay uga faa’iideysan lahaayeen.

Marwo Fowsiyo ayaa intaa ku dartay in dowladdu ay ka shaqeyneyso amaanka iyo Hurumarka dalka,  iyadoo qurbajoogta Soomaaliyeed ku boorrisay in ay usoo jeestaan Horumarinta dalkooda intii ay maalgashan lahaayeen waddamo shisheeye.

‘’Dalkeenu waa hodan waxaana haboon inaan ka shaqeyno horumarintiisa intii aynu Qaxooti ku ahaan laheyn wadamo shisheeye’’ ayeey tiri iyadoo la hadleysay qurba joogta Soomaaliyeed.

Safarka wasiirka ay ku joogto dalka Britain ayaa gogol xaar u ah safar uu Madaxweynaha Jamhuuriyada F. Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud uu bisha May ee sanadkan ku tegidoono dalka Britain iyadoo la filayo in Marwo Fowsiyo ay la kulanto dhiggeeda dalkaasi.

Share on Facebook

Wariyaasha Muqdisho Waa Halyeeyo Naftooda Hibeeyay ” Qalinkii M.M. Dhoorre”
Bal ka fakir qof marka uu subaxii shaqada aadayo ay qalbiga kaga taagan tahay, ma adigaa qofka maanta wariyeyaasha muqdisho laga tooganayo? mise waa saaxiibkaa? hadana aysan arintaa baqdin ku heyn oo hoowshiisa gudanaya.

Shirarka ja raid iyo meelaha wararku ka jiraan, waxaad ku arkeysaa wajiyo ku faraxsan shaqada ay hayaan oo sita kaamiroyin iyo rikoorrada wax lagu duubo, hadana midka ugu yar 20 mar dil loogu hanjabay.

Wariyeyaasha muqdisho ka shaqeeya, waxaan si fudud u dhihi karaa “waa halyeeyo bilad mudan” kuna shaqeeyay rabitaan iyo jaceyl ay u qabaan mihnadda ay ku dhax jiraan.

Ka sokoow 20 idaacadood oo muqdisho ku yaala kuwaas oo warka meel kasta oo Soomaali ku nooshahay ka keena, waxaa kaloo magaaladu xudun u tahay TV-yada iyo Website-yada, oo iyaguna kaalin lixaad leh kaga jira soo gudbinta wararka.

Bal eeg Website-yada Soomaalida si hufan ee ay wararka usoo gudbiyaan Sida Codkaqaranka.net ,Waagacusub.com Jowhar.com, MuqdishoNews.com, Dhacdo.com,Website-yadan iyo kuwo kale oo badan oo aanan halkaan ku soo koobi karin, waxaa ay dadka Soomaalida dal iyo dibadba ka dharjiyaan wararka islawaqtiga ay dhacayaan, iyaga oo wata sawirro iyo muuqaal dhab ah oo ka turjumaya xaqiiqda waxa jira.

Nin baa hadda ka hor ku gafay wariyeyaasha, laakiin waxaan leeyahay “waxaad tihiin halyeeyo la iloobay” oo sharaf iyo bogaadin mudan.

Share on Facebook

Tabeelayaal Socda Oo Aan Is Ogeyn !!!(Faallo) C/qaadir Maxamed Faarax Dulyar
Dunidaan casriga ah ee aan ku dul noolnahay xiligaan waxa ay dhankii laga eegaba u dheereyneysaa sida shey cirka laga soo tuuray oo kale.waxaana la oran karaa rubuc qarnigii ugu danbeeyay waxaa Aduunka lagu soo kordhiyay adeegya tira beel ah iyo  wax  aan la qaban Qarniyadii tagay, taasina waxa ay keentay in la hindiso malaayiin Campany oo soo saara wax kastoo Dad iyo Duunyaba aas aas u noqon kara hurumarka noloshooda haba lagu sii kala horeeyee.

Waa hubanti in Campaniyada wax soo saara ay tartan ugu jiraan hanashada quluubta bulsha weynta caalamka si ay alaabahooda ugu qanciyaan una helaan macaamiil joogta ah,si ay guushaa u  gaaraana waxa ay  adeegsadaan farsamooyin kala duwan oo lagu kala tagsan yahay,haba ugu sii mudnaato dacaayadaha ay u sameeyaan alaabahooda iyo hurumarinta magacyadoodee.

Hadaba quburada qarnigan ganacsiga wadaahi waxa ay ogaadeen in dacaayadaha ama xeyeysiinadu ay door muhiima kaga jiraan horumarka ganacsiga,waxa ayna had walba jaangooyaan wax soo saarkooda,iibinta magaca Campaniga iyo cidda ay rabaan in ay gaarsiiyaan fariintooda,iyadoo halka ugu badan ee lagu dagaalamayana ay tahay da,da ka hooseysa 40 tan jirka oo 75% ah bulshada.

Tusaale ruuxa ka weyn da,da 50-ka ama ku dhow weli waxa uu xasuustaa noloshii hore oo aan la aqoon waxa hada la yaqaano,lamana qabsan karo casrigaan ciir ciiraya,bal u fiirso dhanka teleefoonada hadii ay isku dayaan qaadashadooda inta badan waxa ka fadhiistaan boosaska kuwa raqiiska ah, dantooduna waa ineey ku hadlaan oo qudha,balse jiilka maanta waa ay ka xanaaqaan ama ka xishoodaan qaadashada telefoon aan qaali aheyn,waayoo waxa ay ku jiraan halgan kale  oo la yiraahdo Facaa iska dhici,tan kalena waxa ay awood u leeyihiin adeegsiga macluumaadka tirada  badan ee ku jira.

Sidoo kale Campaniyada soo saara,Cumputarada,Gaadiidkaa noocyadiisa kala duwan,Softweerada,waxyaabaha la isku qurxiyo ama la isku carfiyo, qalabka digitalka oo malaayiin nooc ah,dharka, kabaha, saacadaha,Cabitaanada iyo dhamaan waxa kasta oo hadda la adeegsado, ninba taagtii waxa uu wax soo saarkiisa u sameeeyaa dacaayado maadaama uu tuhmayo in tartan lagula jiro.

Dhamaan Campaniyadani waxa ay u kala xusul duubayaan waxa ay tahay sidii ay shucuubta caalamka u isticmaali lahaayeen adeegyadooda,waxaana iibinta magacyadooda kaga baxa Malaayiin dollar, ma aha macnuhu in lacagahaa faraha badan aanuu Campanigu u baahneyn balse waxa uu maanka ku hayaa tartanka yaala suuqyada dunida.

Waxaa sidoo kale lagu kala hormarayaa shaqsiyaadka iyo goobaha caanka ah,sida Cayaartoyda, Fanaaniinta,Actarada,Naadiyada iyo meelaha kale ee ilqabadka  leh,ujeedkuna waxa uu yahay in la kasbada taageerayaasha ay ku leeyihiin aduunka,iyo barashada magaca Campaniga ee shanta Qaaradood si isku mid ah looga arkayo.

Campaniyada Nike,Adi-das,Buuma,Kabo Fly Emarites,Ithihaad Airweys, Toyota,Samsung opec,iyo kuwa kaloo aan qoraal lagu soo koobi Karin waa kuwa dacaayadahooda si weyn uga faa,ideysta dhanka Sportiga noocyadiisa kala duwan,maadaama Sportigu uu yahay aalad xoog badan oo ay xiiseeyaan bulshadu ,waxa ayna iyaga oo bixinaya xuquuqda lagu yeesho sameeyaan Funaanado, koofiyado, iyo shey yaal kale oo magacyadoodu ay ku yaalaan,sidoo kale waxa ay boorar il qabad leh ku dhajiyaan garoomada cayaaraha iyo magaalooyinka dhexdooda, balse ogoow meel kasta oo ay isticmaalayaan waa hishiis laba geesood ah ama canshuur baa ku socota.

Soomaaliya hadaan u soo noqdo, tan iyo bur-burkii waxa ay ka mid aheyd dalalka dadkooda looga faa,ideystay sida tabeelayaasha oo kale,waayoo hadaad dhex marto suuqyada ama magaalada waxaad arkeysaa oo kaa hor imaanaya dad ku labisan Campaniyo isticmaalka magacyadooda ku bixiya lacago ama ay aheyd in ay ku bixiyaan lacago sida, Nike,Adi-das,Samsung,Cookacolla,Pepsi, Nokia,Sportsman,Toyota Fly Emarites, Boss, Cofee, Omega,Turkish Airweys,,National,Yahoo,  Pansonic,Google,Facebook,Barcless,Shell,Vadafone iyo kuwa kaloo badan.

Sidoo kale waxaad arkeysaa magacyo shirkado Isgaarsiin  Xawaalado,Carwooyin,Warbaahino,kuwa Duulimaad,Hotelo,magacyo Caano, Cabitaan iyo Sigaar,goobo la isku qurxiyo,iyo shirkado  kale oo ganacsi oo dhamaantood si ay uga faa,ideystaan Tabeelayaashaan socda ee aan is ogeyn,si fudud ugu sameeyay Funaanado,koofiyayaal,Qalmaan,Dalado,Saacado iyo waxyaabo kale, dabadeedna u qeybiyay  weliba bulshada intooda jilicsan ee duruuftu ku qasbeyso qaadashadooda,sidoo kale waxaad arkeysaa gaadiid muraayadaha looga dhajiyay calaamado shirkado ganacsi,oo laga yaabo in aaneey aqoon halka ay ku yaalaan,koofiyayaal,Qalimaan,Dalado,Saacado iyo waxyaabo kale, dabadeedna u qeybiyay  weliba bulshada intooda jilicsan ee duruuftu ku qasbeyso qaadashadooda,sidoo kale waxaad arkeysaa gaadiid muraayadaha looga dhajiyay calaamado shirkado ganacsi,oo laga yaabo in aaneey aqoon halka ay ku yaalaan.

Mana jiro wax hishiis ah oo ka dhexeeya iyaga iyo Campaniyada  ay magacyadooda ku wareejinayaan magaalada, halka ay Campaniyadani hishiisyo iyo lacago badan ku bixiyeen Tabeelayaasha aan socon ee ay hareeraha wadooyinka ku xardheen balse waa marag ma doonto in Campanigu  uu ku helayo  faa,ido badan xeyeysiinta lugeyneysa, marka sow lama oran karo dadka noocaas ah waa TABEELAYAAL SOCDA OO AAN IS OG

Dhamaad

W/Q/ Wariye :C/qaadir Maxa,med Faarax Dulyar,

dulyar23@Gmail.com  Mogdisho-Somalia.

Share on Facebook

Degmada Guriceel Oo Lagu Qabtay Ajaanib Kamid Ah Saraakiisha Al Shabaab
Wararka naga soo gaaraya  degmada Guriceel ayaa waxaa ay sheegayaan in Ciidamada amaanka ee Ahlu sunna waljamaaca gacanta ku soo dhigen  Laba Dhalinyaro ah oo aan garaneyn Afka Soomaaliga kuna hadlaya luqadaha Sawaaxiliga iyo Caraabiga.

Madaxa nabad Galyada Degmada guriceeel Muuse Macalin Maxamuud ayaa sheegay in dad reer miyi ah ay soo sheegeen markii ay arkeen labadaasi Dhalinyarada ah oo aan deegaanka kala garaneynin, kadibna ciidamada ayaa waxaa la sheegay inay ku guuleysteen in ay gacanta ku soo dhigaan iyadoo hadda lagu hayo xabsiga ku yaala Guriceel.

Ragaan  ayaa sida la sheegay waxaa laga soo qabtay deegaan Miyi ah oo dhinaca Bari kaga Toosan magaalada Guriceel.

Saraakiisha Ahlu sunna waljamaaca ayaa Raggaasi rumeysan in ay ka mid ahaayeen ajaanibta ka midka ah Shabaab, waloow uu maamulku sheegay in ay wadaan baaritaano ku aadan sidii loo ogaan lahaa waxa ay yihiin ragaasi faahfaahina buuxda looga bixin doono  wakhtiyadda soo socda.

Share on Facebook

Kulan Ammaanka Gobolka Hiiraan Looga Hadlayo Oo ka Dhacay Baladweyne
Guddoomiye Ku Xigeenka Gobolka Hiiraan ee dowladda Soomaaliya  Axmed Cismaan Cabdalla Inji  oo lahadlay Saxaafadda kadib kulan ammaanka Goblkaasi looga hadlayay oo ka dhacay Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa sharaxaad  waxa uu ka bixiyay waxyaabihii ay uga wada hadleen kulankooda.

Guddoomiye ku xigeenka ayaa shaaca ka qaaday in kulanka la iskula meel dhigay sidii loo qaadi lahaa howl gallo ka dhana Al Shabaab kuwaasi oo uu shegay in maalmaha soo aadan ay billaaban doonaan sida uu hadalka udhigay.

Kulankaan ayaa waxaa ka qayb galay inta badan Saraakiisha dowladda Federaalka Soomaaliya ee Gobolkaasi iyo Saraakiisha Ciidamada Jabuuti  ee Gobolkaasi ku sugan waxaana kulanka Go’aan looga Gaaray in la qaado tallaabooyin Rasmi ah oo Al Shabaab Gobolka Looga saarayo

Maaha Markii ugu horeysay oo kulan nuucaani ah ammaankana looga hadlayo uu ka dhaco Magaalada Balad Weyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.

Share on Facebook

Dowlladda Soomaaliya Oo Sheegtay Inay Idaacada Cusub Ka Fureyso Magaalada Kismaayo
Wasaaradda Warfaafinta Boostada, Isgaarsiintaasi iyo Dalxiiska ayaa sheegtay in idaacad cusub ay dhawaan  ka fureyso Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose.

Wasiirka Warfaafinta Boostada iyo Isgaarsiinta mudane C/llaahi Ciilmooge Xirsi oo ka mid ah wafdiga uu hogaaminayo Wasiirka arrimaha gudaha oo hadda ku sugan Kismaayo ayaa sheegay in Wasaarada Warfaafinta ay Xafiis cuub ka furaeyso Magaalad Kismaayo si halkaan ay uga dhaqangasho Warbaaihnta Qaranka.

Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in Idaacadaasi ay baahindoonto wararka ka baxaya Warbaahinta Qaranka,  isagoo rajo wanaagsan  ka muujiyay in idaacadaasi ay kaalin wanaagsan ka qaadan doonto horumarinta adeegyada bulshada iyo hirgelinta nidaamka dowliga ah si shacabka ay u helaan dhacdooyin rasmi ah.

Ugu dambeytii  wasiirka ayaa sheegay in Arintani ay qeyb ka tahay qorshaha ay wasaarada Warfaafinta ugu jirto sidii ay Gobollada dalka ugu ballaarin laheyd Warbaahinta Qaranka.

Wasaaradda Warfaafinta Boostada, Isgaarsiintaasi iyo Dalxiiska ayaa sheegtay in Magaalada Kismaayo ay ka fureyso xafiis ay leedahay warbaahinta Qaranka.

Share on Facebook

Wararkii Ugu Dambeeyay Xaalada Kismaayo Iyo Kulamo Xasaasi ah Oo Haatan Ka Socdo
Kulamo xasaasi ah ayaa lagu soo waramaya in ay haatan ka socdaan Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose ,kuwaasi oo u dhaxeeyo  Wafdigiii dowlada ee saaka soo gaaray Magaalada Kismaayo iyo maamulkii horey ugu sugnaa gudha Magaalada.

Kulankan ayaa la soo sheegyaa in uu yahy  mid ay albaabada uxiran yihiin,iyadoona arimaha looga hadlayo Kulankaasi ay kasoo baxayaan warar kala duwan.

Wariyaasha farabadan ayaa haatan ku sugan banaanka hore ee goobta  ka soconayo kulankaasi,waxeeyna so sheegayaan wariyaasha in looga hadlayo Sidoo lo xoojin lahaa Amaanka Magaalada,iyo In si kumeel gaar ah loo mideeyo Howlgalka Ciidmada Huwanta iyo arimaha maamul u samaynta Jubbooyinka.

Kulankani ayaa hatan waxuu u dhaxeeyaa wafdigii Golah Wasiirad ee saaka gaaray Magaalada Kismaayo oo kala ah Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya Cabdixakiin Xaaji Maxamuud Fiqi Wasiirka Cadaaladda C/laahi Ebyan Nuur Wasiirka Warfaafinta C/laahi Ciil-mooge Taliyaha Ciidamadda Xogga dalka Sareeye Gaas C/qaadir Sheekh Cali Diini,Iyo Gudoomiyaha Magalaad Kismaayo ee Maamulka Ku meel gaarr ah  Axmed Madoobe iyo ku xigeenkiisa Col Yaasiin Nuur Gaas Raadeer iyo sidoo kale Saraakiil kale .

Waxaan si weyn loo adkeeyay Aamaanka guud ee Magaalada Kismaayo ,iyadoo ciidamada amaanka ay gudaha magaalada ku qabtay rag Hubeysan oo la sheegay in looga shakiyay fin ay ka tirsanaayeen Kooxda Al-shabaab kuwaasi oo falal amaan dari ka waday Magaalada Kismaayo.

Share on Facebook

Kenya Oo Shaacisay Inay Gacanta Ku Soo Dhigtay Dadkii Ka Dambeeyay Qaraxyada Ka Dhaco Xaafada Islii
Dowladda Kenya ayaa shaacusay in ay gacanta ku soo dhigtay shaqsiyaad la rumeysan yahay in ay ka dambeeyeen qaraxadii ka dhacay Xaafada Islii ee Magaalada Nairibi Sida lagu soo daabacay Wargeyska Daily Nation oo ka soo baxa Magaalada Nairibi ee Xarunta Dalka Kenya.

Booliiska ayaasoo qabtay nin Lagu Magacaabo Maxamed Jaylaani iyo Sideed roob oo kale kuwaasi oo la sheegay in ay ay yihiin tuhmaneyaal  ay ku socato Baaritaano.

Ragaan ayaa la soo qabtay kadib weerar Bambaano oo  16-kii Bishaan December ka dhacay Gudaha xaafada Islii gaar ahaan Wadada Murutania Road , kaasoo ay ku dhaawacmeen laba qof oo kalaiya.

Maxamed Jaylaani oo la soo taagay Maxkamad ayaa Garsooraha Maxkamadda heerka koowaad ee Nairobi Peter Ndwiga,wuxuu ka sidsady in uu bixiyo dammaanad kadib markii dib lo dhigay Dhageysiga Dacwadiisa ilaa 10-ka March ee Sanadka cusub 2013-ka.

Ciidamo Farabadan oo isugu jira Boolis iyo Militari  ayaa lagu soo daadiyay wadooyinka xaafadda ay Soomaalidu ku badan tahay ee Islii, waxayna ciidamadaasi so qabqabteen dad kor u dhaafayo ilaa 300 ruux oo Soomaali ah.

Share on Facebook

Wasiiro Ka Socdo Dowladda Soomaaliya Oo Goor Dhow Gaaray Kismaayo
Wadfi Balaan oo ka kooban Wasiiro Ka tirsan Dowladda  Soomaliya ayaa goordhow gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose, halkaas oo ay kulamokula qaadan doonaan Masuuliyinta Iyo Saraakiisha Ciidamada Huwanta ah ee ku sugan gudada Maagaalada Kismaayo.

Xubnaha Wafdigaasi waxaa ka Mid ah Wasiirka gaashaandhiga Xukumada Soomaaliya C/Xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi Waxaana wehliya labo Wasiir oo kale kuwaas oo kala ah Wasiirka Warfaafinta, Wasiirka Cadaalada, Taliyaha ciidamada xooga dalka Gen C/Qadir Cali Diini  iyo saraakiil kale.

Wafgisaasi ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay garoonka Diyaarada Magaalada Kismaayo,waxaan halkaasi ku soo dhaweeyay Masuuliyiinta Iyo Saraakisha Ciidamada Huwanta iyo Waxgaradka Magaalada Kismaayo .

Ujeedka Socdaal Wafdigaan ayaa lagu sheegay in ay u kuurgelaan  xaalada magaalada Kismaayo oo dhawaan ay la wareegeen ciidamada Huwata sida Ciidmada Dowladda Soomaliya,iyo kuwa Kenya iyo Raaskaabiyiinta.

Sidoo kale Socdaalka Wafdigaan waxaa qeyb ka ah in ay soo kormeeraan Xarumaha ay Ciidamada Dowladda iyo Kuwa Kenya ku suganyihiin iyo in ay warbixino xog ah ka soo aruuriyaan wax garadka iyo saraakiisha ciidamad Huwanta ah.

Share on Facebook