Ciyaaryahan Soomaaliyeed Oo Gool Xarago Leh ka Dhaliyay Kooxda FC Porto.

Ciyaaryahankan Soomaali ah ayaa wacadaro ka dhigay kulankii dhexmaray kooxaha Olhanense iyo FC Porto ee horyaalka ,isagoona gool qurxbadan dhaliyay.

Xidigaan da’da yar ayaa lagu magacaabaa Liibaan Cabdi waana ciyaaryahay aad u firfircoon marka la eego qaab ciyaareedkisa

Liibaan Cabdi ayaa wacdaro ka dhigay xili ciyaaredkaan garoomada dalkaasi,kadib markii uu la soo baxay qaab ciyaareed aad u xirfadeyusan ,isagooba ku kasbaday taagero farabada.

Share on Facebook

Golobal News Network Kala Soco Wararkii Ugu Dambeeyay,Ciyaarha ,Layaabka Dunida

Nasoo booqo xili kasta,

Fikradaha Akhristayaasha waa muhim (0)