Nin Taageero u ahaa Musharaxa Xisbiga Jamhuuriga Mitt Romney Oo Dilay Xaaskiisa Iyo Caruurtiisa

Mid ka mid ah taageeroyaasha Musharaxa Xisbiga Jamhuuriga Mitt Romney ayaa lagu soo waramayaa in uu dilay xaaskiisi oo lagu magcaabo Kathleen iyo labadiisa carruurta  ee Christopher iyo Mathewiyo.

Abaha falkaasi ku kacay ayaa isaguna isdilay markii ay u Muuqatay in doorshooyinka dalkaasi uu ku horeeyo Maxadweyne Obama ,ninkaasi,iyadoona uu ka soo  duceestay Kaniisada Maalintii Axada eheed kadibna markii uu yimid gurigiisa ku kacay Falkaasi foosha Xun.

Ninkaan ayaa lagaciisa lagu sheegay Albert Peterson ,Waxa uu ka soo jeeda qoomiyada cadaanka oo lagu magacaabo San Taaga  oo katitrsan Cadaanka Asalaiga ah ee dalka Maraykanka.

Ilaa iyo hada si dhab ah looma garanyo sababta rasmiga h uu falkaasi ugu kacay ,balse waxaa la sheegay in uu ka mid ahaa dadka sida weyn u taageersanaa Musharaxa Xisbiga Jamhuuriga Mitt Romney oo looga guuleestay doorashooyinkaa dalka Mareykanka.

  

 

xafiska warqabadka golobalnws.com

NAIRROBI KENYA

Share on Facebook

Golobal News Network Kala Soco Wararkii Ugu Dambeeyay,Ciyaarha ,Layaabka Dunida

Nasoo booqo xili kasta,

Fikradaha Akhristayaasha waa muhim (0)