Mucjiso:Cunug Gacmo La,aan Ku Dhashay Oo Ku Nool Magaalada Kismaayo+Sawiro

Canugan aad u da’ yar islamarkaana ku dhashay gacmo la’aan ayaa ku nool Magaalada Kismaayo iyadoona wiilkaan  ay heystaan dhibaatooyin dhinaca nolosha ah.

Wiilkaan ayr ayaa lagu magacaabaa Max’ed Ibraahim waxayna hoodayiis aamina saxaafada u sheegtay in wiilkeeda uu sidaan ku dhashay iyadoona tibaaxday in ay markeedi hore ka soo guureen gobolka Shabeelaha Hoose.

Sidoo kale Hooyo Amina ayaa waxa ay tilmaantay in haatan ay ku dul nool yihiin qoys ay qaraabo yihiin waxayna hooyo aamina intaas ku dartay inay heysato  6 caruur ah islamarkaana aabahood uu yahay qof cuuryaan ah

Ugu danbeyn Hooyo aamina  ayaa tibaaxday in  9 maalmood oo kaliya ay joogaan Kismaayo iyadoo gargaar ka dalabatay guud ahaan dadka Soomaaliyeed gaar ahaan dadka wax heysta.

 

Xafiska Warqabadka Golobalnews.com

Nairobi Kenya

Share on Facebook

Golobal News Network Kala Soco Wararkii Ugu Dambeeyay,Ciyaarha ,Layaabka Dunida

Nasoo booqo xili kasta,

Fikradaha Akhristayaasha waa muhim (0)