Qarax Xoogan Oo Cawa Gilgilay Magalada Nairobi Ee Dalaka Kenya

Wararka naka  soo gaarayo  xaafada Islii ee magaalada Nairobi ay sheegayan in qarax xoogan  uu goordhow ka dhacay meel aan ka dheereyn garoonka diyaaradaha ciidamada cirka dalka Kenya.

Qaraxan oo laku so waramayo  in loo adeegsaday Bambo gacmeed ayaa ka dhacay meel aan ka dheereyn garoonka oo kuyaal xaafada ay Soomaalida kubadan tahay ee Islii gaar ahaan Section Three.

sidoo kale Ciidamo aad u fara badan ayaa la soo dhoobay goobta uu qaraxu ka dhacay iyagoona Howlgalo balaaran ka bilaabay, waxaana dadka soomaalida ah ee degan  xaafada Islii gaar ahaan Section Three ay soo wajahday cabsi aad uxoogan

Wixii Warar ah ee ku soo kordhaa kala soco Wararkeena danbe in sha allaah

Share on Facebook

Golobal News Network Kala Soco Wararkii Ugu Dambeeyay,Ciyaarha ,Layaabka Dunida

Nasoo booqo xili kasta,

Fikradaha Akhristayaasha waa muhim (0)