War Deg Deg Ah; Qarax Weyn Oo Goordhow Kadhacay Suuqa Weyn Ee Bakaaraha
Qarax Weyn oo goordhow gadhacay Suuqa Weyn Ee Bagaaraha Ayaa laku so waramaya inu geestay qasaaro dhimasho iyo dhawac leh
Qaraxan oo ahaa miinada gacanta laga hago ayaa waxaa uu sababay dhaawaca 13 qofood kuwaas oo ku sugnaa suuqa Bakaaraha gaar ahaan qeybta Dahablaha.
goobta uu qaraxa kadhacay aya waxa so garay ciidamo kamid dowladda Soomaaliya ayaa waxay ka bilaben howlgalo ka bilabay goobtii uu qaraxa ka dhacay waxaana dadkii ku dhaawacmay qaraxasi loo qaaday isbitaalada magaalada Muqdish
Wixi qaraxani Kuso kordha Kala Soco warar Kena Danbe hadu Allah Yiraahdo
Wixi Talo Dhaliil Ama Cabasho noogu So Hagaji
Email:Golobalnews@gmail.com
Xafiiska Warqabadka Golobalnews.com
Muqdisho Somal
Share on Facebook
