Xildhiban Yuusuf Xasan Oo Kudhawacmay Qaraxi Cawa Kadhacay xafada Isli
Warar hor dhac ah oo hataan na soo gaaray ayaa sheegayo in qraxii caawo u ku dhaawacay Xildhibaan Yuusuf Xasan oo ah mudane laga soo doorto deegaanka Kaamakunji.
Ujeedka qaraxaasi ayaa lagu sheegay in uu ahaa mid lagu doonayay in laku qaarijiyo xildhibaanka haseyeeshee uu ka badbaaday waxana ka soo gaaray dhawaca fudud xili uu ka soo baxayay Masaajidka Weyn ee Al-hidaya.
Masuul ka tirsan Xafiiska Xildhibaanka ayaa xaqiijiyay dhaawaca Xildhibaanka iyo weliba qaar ka tisan ilaaladiisa.
Xaalada xaafada Islii ayaa weli cakiran,iyadoona haatan ay socdaan rabshado dhagax tuur ah oo awadaan dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku hubeysan Dhagaxyo iyo weliba Baangado,waxaan iminka xiran wadad jaamka halkaasi oo holac islamarkaan alagu gubay taarada gaadiidka
Share on Facebook
