Fanaanada Caanka ah Shakira Oo Soo Bandhigtay Uurkeeda Yaase Qabo?
Fanaanada Caanka ah ee reer Colombia Shakira ayaa mrkii ugu horeysay todobaadkaan soo bandhigtay sawir muujinaya Uurkeeda, iyadoona kusoo bandhigtay bogga ay ku leedahay Facebook-ga.
Shakira ayaa kusoo qortay Sawirka hoostiisa hadal jees jees u eg, eyadoo tiri hada leyma dhihi karo calooshaada xiisa malaha, maxaa yeelay waxaan leeyahay hal muruq ooy ula jeeday uurkeeda.
Fanaanad Shakira ayaa ku sidoo kale ku dhawaaqday xiriirka lamaaneheeda Gerard Pique Sanadii 23-March-2011 bishii Marso, eyadoo Boggeeda Twiterka soo gelisay sawirakooda kadibna kusoo qortay aan idin baro nuurka noloshayda, waxeyna bishii Septemper ee sanadkaan ku dhawaaqeen inay sugayaan canugooda Koowaad.
Share on Facebook

